koob loogu magac daray Ramadaan kaab ayaa waxaa ka socday garoonka weyn ee lagu magacaabo weston lions sidoo kalena  loo yaqaano hollywood  ee cariga  Canada magaalda Toronto.

kadib markii aay wareegii labaad aay isugu soo hareen kooxda afro-can  Vs  Hilaac iyo Semcay Vs Galada Canada ayaa waxaa si nidaam ah u soo baxay labada koox ee kala ah

Semcay iyo Afro-Can  oo ayaga dheelayay malinta sabtida ee ciida kadib, waxaayna halkaas labada kooxood aay soo bandhigeen ciyaaro aad u xiiso badan aayna ku riyaaqeen

dadweeynihii daawanayay. waxa ay cayaarta qeeybteeda hore ku dhamaatay 2 iyo 0, oo aay kooxda Semcay heshay. kadib markii laysagu soo laabtay kheybta danbe ee cayaarta

ayaa kooxda Afro-Can heshay barbardhac ka dibna kooxda semcay oo lagu yaqiini badinta tartamada Cayaarahaan ayaa goolkii 3aad u dabo mariyay gool hayaha kooxda Afro-Can

cayaartooyga mustaqbalka leh ee kooxda semcay Mr, Da’ud NurAli halkaasinah aay guusha ku raacday kooxda semcay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *